Aweys Mohamud Jilaow oo ah agaasimaha @FiveSomalitv ee Muqdisho ayaa ka warbixiyay jirdil xoogan oo ay saakay kala kulmeen Ciidamada Haramcad & taliyihii hogaaminaayay.Waxaan ugu baaqeynaa in si degdeg ah lala xisaabtamo saraakiisha booliska Haramcad ee weerarkan ka baxsan P1
Aweys oo ah agaasimaha @FiveSomalitv ee Muqdisho ayaa ka warbixiyay jirdil xoogan oo ay saakay kala kulmeen Haramcad & taliyihii hogaaminaayay.Waxaan ugu baaqeynaa in si degdeg ah lala xisaabtamo saraakiisha Haramcad ee weerarkan ka baxsan bani'aadamida u geystay suxufiyiinta. P2
Aweys oo ah agaasimaha @FiveSomalitv Muqdisho ayaa ka warbixiyay jirdil xoogan oo ay saakay kala kulmeen Haramcad taliyihii hogaaminaayay. Waxaan ugu baaqeynaa in si degdeg ah lala xisaabtamo saraakiisha booliska Haramcad ee weerarkan ka baxsan bani'aadamida u geystay suxufiyiin
Waxay igu dhaheen Ashahaado xabada ugu danbeeso adigaa ayaa aan kugu dhufan donaa marna isma dhihin waad nolaan dontaa. Sidee lagu cafin karaa Ragii sidan sameeyay? Wariyeyaasha duruufta adag ku dhex jora waa inay cadaalad helaan
@MohamedHRoble
@AbdullahiMNOR
Timacade Media P1
@MohamedHRoble
@AbdullahiMNOR
Timacade Media P1
Ciidamada Harmacad ayaa jirdil iyo Xarig sharci Daro ah u geystay qaar ka mid ah wariyaasha ka shaqeeyo warbaahinta Madaxa banaan. @M_Farmaajo waxaa uu muddo 5 sano ah dadka degan Muqdisho ku hayaa dil, qarax, qaarijin, jirdil & xarig. Weriyeyaasha waa inay helaan cadaalad ⚖️
@M_Farmaajo waxaa hubanti ah inuusan wax wanaag ah u heyn dadka Somaliyed ee degan Gobolka Banaadir ee canshuurta bixiya. Haramcad & Gorgor oo ka tirsan weli Argagaxisada Alshabaab ayuu u adeegsadaa caburinta, jirdilka, xariga, qaarijinta & qaraxa weriyeyaasha & shacabka P3
Haramcad & Gorgor waxa ay ku dhisan yihiin sharci darro, @M_Farmaajo waxaa uu u sameystay inuu ku caburiyo dadka Somaliyed. Waxaa uu ku waano qaadan waayey hangashtii uu Afweyne u sameystay dadka Somaliyed inuu ku caburiyo. Tolow hangash xaggee ku dambeeyeen? @AbdullahiMNOR
Loading suggestions...