Omar Abraar
Omar Abraar

@OAbraar

2 Tweets Feb 27, 2022
R/W hore ee Qatar ahaana W. Arrimaha dibadda Sh. Hamad bin J. Al-Thani ayaa yiri inay jireen wariyeyaal Carbeed oo jaajuusiin u ahaa dalkiisa Qatar oo hadda qaarkood xildhibaano noqdeen.
β€œWaxaa jiray wariyayaal ku jiray payroll-keena lacag ayaa siineynay, Qaarkood hadda waa. P1
P2. Qaarkood hadda waa xildhibaano, qaarkood waa wadaniyiin.Waan aqaanaa, Wadamo badan ayey joogaan lacag ayaan siineynay,Sanad kasta mushaar ayaan siineynay, qaarkood ayaa gunnooyin lahaa” "Dowladaha carabta dhan ayaa sameyneysay dhamaantood maaha laakiin inta badan” ayuu yiri

Loading suggestions...