Qaar ka mid ah Beelaha dega Jubballand oo ay kuraastooda taalo magaalada Garbahaarey ayaa codsaday in loo soo wareejiyo Kismaayo. P1 Raysal Wasaare @MohamedHRoble Somali ma u afduubnaan karto @M_Farmaajo waxaa haboon in dhamaan kuraasta beelaha in lagu qabto Kismaayo
Raysal Wasaare @MohamedHRoble waxaan rajeynayaa inaad fuliso codsiga beelaha Jubballand degan & dhamaan dadka Somaliyed ay kuu soo jeediyeen. @M_Farmaajo waxaa uu ku talo galay inuu isbaaro u dhigto doorashada dadban ee dalka Somaliya oo isaga ka socon la'adahay. P2
Loading suggestions...