Omar Abraar
Omar Abraar

@OAbraar

3 Tweets 1 reads Mar 28, 2022
AAWAY CIIDAMADII MUCAARADKA LAGU CABSIINAYAY? @M_Farmaajo
Kheyr Allaha siiyo Sheekh Suldaan Cabdiqani Qorane.
Dowlad iyo shacab, Mucaarad iyo muxaafid, Ganacsade iyo gaddiye, Wadaad iyo waranle @M_Farmaajo cidna ma dhaafin. P1
Aaway maleeshiyada @M_Farmaajo ee #Gorgor & #Haramcad ee uu shacabka Somaliyed ku gumaadayey @M_Farmaajo ??
Shaqaale Dowlad, shacab, Mucaarad, muxaafid, Ganacsade, bajaajle, hooyo, gabar, arday, wiil, caruur, Wadaad & waranle @M_Farmaajo cidna ma dhaafin oo waa xasuuqay. P2
@M_Farmaajo maleeshiyada uu sameystay ee #Haramcad & #Gorgor oo dhamaantood ah Argagaxisada Alshabaab, oo ay dowladda Qatar ay ku soo bartay Turkiga sida shacabka Somaliyed loo gumaado, isla markaana loo fududeeyo sii deynta qaraxyada & qaarijinta. P3

Loading suggestions...